Duration 4:30

Faa’iidada Toonta Iyo Caanaha La Isku Daro Iyo Xanunnada Lagu Daaweeyo

4 015 watched
0
66
Published 13 Feb 2022

Faa’iidada Toonta Iyo Caanaha La Isku Daro Iyo Xanuunnada Lagu Daaweeyo Toontu waxa ay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo aad u tiro badan, inta badanna iyada u gaar ah. Waxa aana loo adeegsadaa daawo dhaqameed iyo xitaa daawo casri ah labadaba. Qoraalkaan waxaan ku soo qaadanaynaa faa’iidooyinka toonta iyo caanaha la isku daro iyo qaabka loo diyaariyo. Toonta oo caanaha lagu darsado waxay ka mid tahay qaababka ugu dhadhanka wanaagsan ee aad u isticmaali karto toonta. Qoraalka waxaa leh webka Daryeel Magazine

Category

Show more

Comments - 1